Soomaali

Maadaama ay jiraan qalab marka la eego fiican oo wax lagu turjumo oo laga helo internedka, waxa aanu kugula talinaynaa in aad adeegsato kuwaas si aad qoraalkayaga Swiidhishka ah ugu turjunto luqadaada. Waxa aanu kugula talinaynaa turjumaha Google translator, oo Swiidhishka u turjumi kara luqada aad u faro badan oo kale. Hasa yeeshee, waxa aan haysaney qoraal ka socda Dawlada hoose ee Avesta, kaas oo Ingriisi lagu turjumay halkan aad ka akhriyisan karto.